Skip Navigation

Cine

Sentido del olfato


 

6 meses, 2 semanas

Compre ahoraDe La biología del desarrollo prenatal

Guión: Dhammaan qaybaha looga baahan yahay si uu u shaqeeyo dareenka uurka waa shaqeynayaan. Daraasooyinka hadda-dhalleyga waqtiga ka hor dhashaa waxay caddeeyeen kartida dareenka uurka ugu horreyntii usbuuca 26ka kulanka unugyada labka iyo dheddiga kadib.

Walax macaan oo la dhexgeliyo dareeraha amniyoonka waxay kordhinaysaa qaddarka liqidda uurjiifka. Lidkeeda, liqidda uurjiifka oo isdhinta waxay ku timaada walax kharaar oo lagu daro. Waxa marar badan daba socota muuqalka wajiga oo isbeddela.

Todas las edades en referencia a la fecundación, no al último período menstrual. Un mes = 4 semanas.
 <  Anterior    Ver fotos instantáneas    Siguiente  > 
Sentido del olfato
Sentido del olfato
Respuesta a la luz
Respuesta a la luz
Ecografía en 4D
Ecografía en 4D
Ecografía en 4D
Ecografía en 4D
Ecografía en 4D
Ecografía en 4D
El feto parece estar menos arrugado
El feto parece estar menos arrugado
Previous Set Previous Picture Next Set Next Picture