CineVoltearse |
Compre ahoraDe La biología del desarrollo prenatal |
Guión: Buugaagta takhtaridda carruurta waxay tilmaamayaan karti "is-gaddin" inay muuqato 10 ama 20 usbuuca dhalashada kadib. Laakiin, isku-duwiddaan cajiibka ah waxay ku muuqataa xilli sii hore bii'adda leh quwad-jiidasho dhul oo hooseysa ee koleyga amniyon-ka dareeruhu-ka-buuxo la'aanshaha awoodda loogu baahan yahay oo kaliya si looga guuleysto quwad-jiidashada dhulka sarreysa ee minka dibeddiisa ayaa ka horistaageysa dhallaanka inuu is-geddiyo. |
Todas las edades en referencia a la fecundación, no al último período menstrual.
|
< Anterior | Ver fotos instantáneas | Siguiente > |