CineEl cerebro en rápido crecimiento |
| Compre ahoraDe La biología del desarrollo prenatal |
|
Guión: 6 USBUUC Ubuuca 6da wareegaa barka ah ee maskaxda waxay u koraysaa si leh xawli aan u dhigmin qaybaha kale. Embriyuhu wuxu bilaabaa inuu sameeyo dhaqdhaqaaqyo iska dhaca ama fal ka jawab-celin awtomatik ah. Dhaqdhaqaaqyadaas iyaga Ah waxa loogu baahan yahay si loo dhiirrigeliyo horumarinta dareemayaasha muruqyada |
|
Todas las edades en referencia a la fecundación, no al último período menstrual.
|
| < Anterior | Ver fotos instantáneas | Siguiente > |
|
|




