CineCapas germinales y formación de órganos |
Compre ahoraDe La biología del desarrollo prenatal |
Guión: Taqriiban 2 1/2 usbuuc, ebiblast wuxu sameeyay 3 cuf-ungyo oo takhassus leh, ama lakabyo dhala xubno, lagu magacaabo ectoderm, endoderm, iyo mesoderm. Ectoderm waxa ka soo baxa qaabab badan ay ka mid yihiin maskaxda, xarigga lafdhabarta, dareemeyaasha, maqaarka, ciddiyaha, iyo timaha. Endoderm wuxu sameeyaa dahaarka qaabka neefsashada iyo dheefshiid mareenka, waxana ka sameysmo xubnaha ugu waaweyn sida beerka iyo beer-ku-taasha. Mesoderm wuxu sameeyaa wadnaha, kalyaha, lafaha, carjawda, muruqyada, unugyada dhiigga, iyo qaabab kale. |
Todas las edades en referencia a la fecundación, no al último período menstrual.
|
< Anterior | Siguiente > |