CineLos riñones producen orina |
| Compre ahoraDe La biología del desarrollo prenatal |
|
Guión: Xilligan, kelyuhu waxay sameynayaan kaadi oo lagu sii deynayo dareeraha amniyon-ka. Embriyaha labka ah, xiniinyaha koraya waxay bilaabayaan inay sameeyaan siina-daayan testosteroon. Lafaha, kala-goysyada, muruqyada, dareemeyaasha, iyo xididdada dhiigga ee addimmada waxay aad ugu eg-yihiin kuwa qaangaarka. |
|
Todas las edades en referencia a la fecundación, no al último período menstrual.
|
| < Anterior | Ver fotos instantáneas | Siguiente > |
|
|




