CineCorazón y sistema circulatorio |
Compre ahoraDe La biología del desarrollo prenatal |
Guión: Marka ay unugyadii dhiigga ee u horeeyay ay ka soo baxaan koleyga dheefta, xididdo dhiig ayaa ku sameysmayo dhammaan embriyaha, wadnuhuna ahaan buu ku soo baxaysaa. Ku dhawaad islamarkiiba, wadnaha dhaqsuu u qorayaa wuu isku duubmaa iyadoo qolal gaara ay bilaabanayaan inay sameysmaan. Wadnuhu wuxu bilaabayaa garaac 3 usbuuc iyo hal maalin kulanka unugyada labka iyo dheddiga kadib. Qaabka wareegga dhiigga waa qaabka koowaad ee jirka, ama kooxo xubno wada xiriira, gaara xaal hawlqabad. |
Todas las edades en referencia a la fecundación, no al último período menstrual.
|
< Anterior | Ver fotos instantáneas | Siguiente > |