Skip Navigation

Cine

La mórula y el blastocisto


 

5 días

Compre ahoraDe La biología del desarrollo prenatal

Guión: 3ta illaa 4ta maalmood kulanka unugyada labka iyo dheddiga kadib, unugyada kala qaybsamaya ee embriyaha waxay qaadanayaan qaab goobaabin embriyahana waxa lagu magacaabaa morula.

4ta illaa 5ta maalmood, god ayaa ka sameysma kubbadda unugyada gudaheeda embriyahana waxa kolkaa lagu magacaabaa blastosist.

Unugyada gudaha blastosist-ka waxa lagu magacaabaa cufka unugga gudaha hoose waxana ka soo baxa madaxa, jirka, iyo qaabab kale muhiim u ah beenii aadamka koraya.

Todas las edades en referencia a la fecundación, no al último período menstrual.
 <  Anterior    Ver fotos instantáneas    Siguiente  > 
La mórula y el blastocisto
La mórula y el blastocisto
Tres mil millones de pares de bases por célula
Tres mil millones de pares de bases por célula
Amnios y capas germinales
Amnios y capas germinales
Desarrollo embrionario temprano
Desarrollo embrionario temprano
Desarrollo humano
Desarrollo humano
Corazón y sistema circulatorio
Corazón y sistema circulatorio
Previous Set Previous Picture Next Set Next Picture