Skip Navigation

Cine

ADN


 

Compre ahoraDe La biología del desarrollo prenatal

Guión: 46da kromosoom ee saygood-ka waxay mettelayaan sameyska koowaad u gaarkaa naqshad fireedda aasaasiga oo dhammeystiran ee ruuxa cusub. Qorshaha weyn wuxu ku jiraa moleekule-yaal si adag isugu-marooqsan la yiraahdo DNA. Waxay wadaan tilmaamaha koritaanka ee dhammaan jirka.

Moleekuleyaasha DNA-ga waxay u egyihiin jaranjaro marooqsan loo yaqaan galool lammaanan. Marooqyada jaranjarada waxay ka sameysan yihiin moleekule lammaanane ah, ama salal,lagu magacaabo gu'anayn, saytosayn, adenayn, iyo thaymiin.

Gu'anayn waxay ku lammaansantaa saytosayn oo keliya, adenayn-na thaymiin.

Todas las edades en referencia a la fecundación, no al último período menstrual.
 <  Anterior    Ver fotos instantáneas    Siguiente  > 
ADN
ADN
Hasta el sol de ida y vuelta
Hasta el sol de ida y vuelta
Fecundación 1
Fecundación 1
Fecundación 2
Fecundación 2
División celular
División celular
La mórula y el blastocisto
La mórula y el blastocisto
Previous Set Previous Picture Next Set Next Picture